WEBDESIGN free internet training.
>> web design >>
webdesign
macnahaad ka fahmi kartaa oo in qofka naqshad u sameeyo siduu webkiisa
ama webpage uu sameeyo ay u ekaanlahaayeen waa cilmi ka mid ah cilmiga
labartowaxayna u baahntahay sabar iyo in qofka uu alle uga cabsado
wuxuu webkiisa saaraayo si aysan aakhiradiisa u galaafan marka hadaad
doonayso in aad barato waxaan kaasiinayna fikrad gaaban oo cilmigeena
heerka uu gaarsiisan yahay ilaahyna waxaan kabaryeeyna in cilmiga
noo kordhiyo waxaa dhici karta in aan sidaad jeceshahay uga hadli
waaye laakiin waxaan soo bandhigaayaa kaliya inta ka aqaano kaliya
inta kalena waxaad ka doonan doontaa walaalaha nagu dhaamo qaybtaan
web design.marka
maxaad u baahan tahay hadaad rabto inaad barato waxaa qasab ah in
aad wax ka taaqaano luuqada lagu sameeyo webpageyada sida hoos ku
xusan
- HTML
Hyper Text Mark Up Language www.Draac.com
- Java
Serverpage(Microsoft)
- Java
Script(Sun MicroSystem)
- Perl
- Vbscript(Microsoft)
- C+++
- Dreamwaver
- Flash
- Firework
- Php
oomida maanteywebsiteyadaintabadan kuaragto
- asp
kaamid ah
www.learnflash.com
iyo
kuwo kale oo badan oo halkaan aan ku soo koobi karin laakiin waa
hadaad rabto inaadqabiir
ku noqoto (proffisional) lakiin hadaad is leedahay waxaan rabaa
inaan web page aan leeyahay kaliya kusaartaa rabaa waxaan kugu taalinaayaa
sida hoos ku xusan;
- luuqada
HTML
- Dreamwaver
- Firework
- Flash
- frontpage
intaas
kaaga filnaanaysa laakin waa inaad ugu yaraan HTML study 7days aan
ku indhobeesho ooaad fahanto iyo koorsooyin gaaban flash iyo firework
ama Dreamwaver waad fahmi kartaa hadaad HTML xariif ku tahay isku
soo duub waxaad u baahnaysaa3
bilood ooaad koorsooyinkaas gasho oo aad dadaasho iyo inaad hesho
buugaagta ama cajalooyinka aad kabaran lahayd laakiin ogsoonoow
marwalba cilmi maalin ama labo maalin lagu barto wuxuu ubaahan yahay
dadaal dheeraad oo joogto ah dadaalaa waa gaaraa.
Content management system
A Content Management System (CMS) is a computer program that allows
publishing, editing and modifying content as well as maintenance
from a central interface. Such systems of content management .
CMS waa luuqada looyaqaano computer programing taasaa waxaay kuu
ogolaanaysaa inaad wax ka bedbedesho ama wax ku darto ama aad gudaha
u gasho faylal qaar ah .
CMS baryaahaan danbe waxaa aad u isticmaalo maadooyinka loo yaqaano
websiteyada si fudud loogu dhiso oo aad ku samayn karto website
meelkastoo dunida laga soo galo , taas waxaa sii dheer CMS wuxuu
kuu ogolaayaa in dad qaarad kale joogo ay websitekaada waxay rabaan
soo galin karaan , taasna waa tan sahashay in wixii soomaaliya daqiiqo
kahor ka dhacay aad web ka hesho CMS waxaa isticmaalo maadooyinka
- Joomla
- Wordpress
- Drupel i.w.m
Waxaan rajeynaynaa in mustaqbalka
aan koorssoyin free ku bandhigno ama soo galino laakiin wixii intaas
ka horeya waxaan kuu haaynaa ONLINE
Class oo aan ku baran kartid isbuucii labo cashar
hadaad kaas rabtid fadlan Riix
Halkaan buux buuxi foomka kuu soo bixi doona
inshalaah .
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala
xiriir Webmasterka
** Fiiro gaar ah :Walaalayal
webka shaqo ayaa ka socota marka hadii casharada qaar kuu furmiwaayaan
taas macnaheeda waa shaqadii ayaan la dhamaeyntirin ee markale soo
booqo fadlan adigoo raali ah inshalaah waadna mahadsantahay.
Casharo Qoraal ah
Free Course Windows
Create Darebase wampserver
Free calling Voipstunt
Adobe reader
Firewall
Casharo Video Free Tutorail
ah
Horudhac IT Information
A+Certification
Network+
Server+
Windows Xp
Windows vista and Win7
Paltalk
Office Microsoft
|