Isticmaalka
Jet Audiyaha |
Figure1
Barashada
Real Audiyo Riixhalkaan
Sawirkaan
halakaan kaaga muuqda
waa
sawirka jet audiyaha waa marka aad
Halkaanka
Dhageyso
1-Soodejiso(downloadgareyso)
kana soo
deji
Halkaan
>www.Somalicomputer.com/Download
ama
www.Download.com
|
Figure1
Waa
Meesha ku qorantahay
record ayaa
riixaysaa
waxa kuu furmi
doonta daaqada hooskaaga
muuqata sawirkeeda
Halkaanka
Dhageyso |
Figure3
Daaqadaan
waa daaqada
kusoo
baxaysa markii la riixo(click)
aad
siiso Recording |
Figure
4
Waxaa
ku qoran source waxay
u qaysantaasidan
ookala ah
source:------------->Souncard
(cod
soo saaraha)
source-------------->
Stereo Mix
(halkaas
waa saxdaa hadiikale pc
waxbo kuuduubimaayo
waxay
kuxirantahay nooca cod
soosaarahaaga
Source waa
inta
sawirka kaag muuqata.
Halkaanka
Dhageyso |
Figure5
Waxaad
riixaysa marakaad wax
duubayso
kadib waxaa
kuushaqayn
doonta Pause
kadib
markaad
pauze riixdo waxaa
kusoo
bixi doonta Stop |
Figure
6
Waa
meesha aad ku qoreyso
Shiikha
magaciisa ama
cinwaanka aad u bixin lahay
cajalada
ama casharka Filename
(faylka
magaciisa).
Barashada
Real Audiyo Riixhalkaan
|
Figure7
Folder:
waa galka aad dhiganayso
casharada
aad duubtey sida caadiga
waxa
ladhigaa microsoft product
My
document halkaas u raadso |
Figure8
Encoder:Waa
meesha laga bedbedlo
nooca
aad rabto inaad kadhigto
waxad
duubeyso sida waxaad kadhigi
kartaa
Realmedia,WindowsmediaAudio7,
WindowsmediaAudio9
Barashada
Real Audiyo Riixhalkaan |
Figure9
Waa
marakaad duubista bilowdo
waxaa
socsocanayaa recording Volume
calamad
cagaaran ayaa boodboodeysa
sidaas
ayaad kugarankarta inuu
waxduubayo
laakiin waxaa qasab
ah
in pc ama mic cod kasooo
gaaro. |
Figure10
Kan
waa halka codka aan ka dheerayn
kartid
oohadaad kor geeyso wuudheeryahay
hadii
aad hoos keentana wuu gaabsanyahay.
Halkaanka
Dhageyso |
Figure11
Waxaa
kaaga muuqda waa halka sida
recordka
caadiga loodaro dhanaca bixid
dhaafin(gudbin)
,Stop,Play,pauze ,
Brows(daahfure,karaadi)
iyo halka
kore cajalada bilowgiisa iyo
dhamaadkiisa
i.w.m
Wixii
Faahfaahinkala xiriir Webmasterka
Barashada
Real Audiyo Riixhalkaan
|