Afsoomaali free internet training.
Afsoomaliga waa luuqada da'a weyn wuxuu la mid yahay luuqadaha
kale ee caalamka ka jira waxbadan ayuu kaga duwan yahay waa af hodan
ah oo erayo badan ku jiraan wuxuuna ka kooban waxyaalaaha loo yaqaano
: shaqal, shiabane , maahmaah ,gabay , sheeko,i.w.m
Halkudhegyo sheekooyin aad u akhrisid caruururtaada
1. La qaado caruurtaada waqti aad la hadashid, sheekooyin uga sheekeysid
isla markaas aad gabayo u sheegtid. Kuwaasi waa maaweelo muhim ah
oo carrurta ku caawinaysa iney u diyaargaroobaan wax akhriska.
2. U akhri lana akhri caruurtaada maalin kasta. Taasi waxay muujinaysaa
maalinkasta wax u akhriga iyo waqtiga aad la qaadatid caruurtada
muhimada ay leedahay.
3. U ogolaw carrurtadu iney doortaan buugaga aad rabtaan inaad
wada akhrisataan. Tani waxay kaynaysaa xiisaha caruurtada.
4. Xulo meel raaxa leh si aad wax ugu akhridid lana fadhiso carruurta
meel u dhow. Tani dareen gaar ah ayey ku abuuraysaa xiliga wax akhriga.
5. Codkaaga iyo habka aad sheekada uu akhriyeysid waa iney sheekada
la socdaan. Tan ayaa sheekada caruurta si weyn ugu xiiso gelinaysa.
6. Markaad buug akhrididba ka sheekee sheekadaas. Ka wada xaajoodka
musawirada iyo fikradaha muhimka ah ee buuga waxay hore u mariyaan
garashada.
7. Carruurtaadu ha arkaan adigoo akhrinayaa buugaaga, jaraa’id
iyo magasiino. Tani waxay mitaal u noqoneysaa carrurta inaad ka
heshid qiimaysidna wax akhriga.
8. Caruurtaada si joogto ah u gey makhtabada. Maktabaddu waa meel
qaayo leh oo laga heli karo buugag iyo ka badan.
Sheeko Xariir uga Sheekeey Caruurtaada
Qaamuuskii Afsoomaaliga oo ay qortey
wasaarada waxbarashada
Waxaan rajaynaynaa mustabal dhow in qaamuus /dictionary / in lasoogalin
doonaa bal si aan u ogaano afsoomaliga aan ku hadalno iyo kan qaamuuska
farqiga u dhaxeeya.
- Barashada Shibane
- Barashada shaqalada shaqal gaab iyo shaqal dheer
- Sheeko xariir
- Maahmaahyo
- Gabayo
- Taariikh iyo dhaqan
** Fiiro gaar ah :Walaalayal
webka shaqo ayaa ka socota marka hadii casharada qaar kuu furmiwaayaan
taas macnaheeda waa shaqadii ayaan la dhamaeyntirin ee markale soo
booqo fadlan adigoo raali ah inshalaah waadna mahadsantahay.
Balanbaalis |
Banooni
|
Baaldi |
Geed
Timir |
Aaybiteey
|
Kubbad
|
Baabuur |
Jalaato
|
Bus
|
Buufin |
Daanyeer |
Kaneeco
|
Casharo Qoraal ah
Windows
Free calling Voipstunt
Adobe reader
Firewall
Create Darebase wampserver
Casharo Video Free Tutorail
ah
Horudhac IT Information
A+Certification
Network+
Server+
Windows Xp
Windows vista and Win7
Paltalk
Office Microsoft
|