Farbarashada Quraanka Kariimka.
Asc wr wb Walaalaha dhamaan waxaan ugu bishaareynaa in farbarashada
quraanka ay ka faaideystaan ardeyda meelkastoo oo ay Dunida
ka joogaanba.
>>Fadlan Ducadda hanaga iloobin in ilaahay uu
na waafijiye waxkastoo kheyr inoogu jiro aduunyadeena.
CASHARADA FARBARKA WAXAY KA KOOBAN YIHIIN
- Alif ilaa Ya
- Kordhiga - Fatxa
- Hoosdhig - Kasrah
- God - Dammah
- Fatxateyn - Labokordhig
- Kasrateyn - Labo Hoosdhig
- Dammahteyn - Labo god
- Reeb kordhiga - Fatxa sukuun
- Reeb hoosdhigan - Kasra sukuun
- Reeb godan - Dammah sukuun
- 5 ta Alif ee quraanka kujira
- Xuruufu Taqaarub sifah
- Laamu qamariyah
- Laamushamsiyah
- Xuruufu Qalqala
- Waaw Cilah Wa Yaa Cilah
- Hamzahu wasli Wa hamzatu Qadhci
- Xuruufu Shaddah
- Dhamaad
Asalaama
caleykum waxaan walaalaha ku xiran casharada ogeysiinaynaa
in webka wax laga bedelay sidaas darteed
DAAWO
FIIDIYAWGA HOOSTA SAARAN inshalaah |
Casharo Qoraal ah
Windows
Free calling Voipstunt
Adobe reader
Firewall
Casharo Video Free
Tutorail ah
Horudhac IT Information
A+Certification
Network+
Server+
Windows Xp
Windows vista and Win7
Paltalk
Office Microsoft
|